Jimco, Luulyo 18, 2025 (HOL) – Danjiraha cusub ee dowladda Ingiriiska ee Soomaaliya Charles Nicholas King ayaa si rasmi ah ugu wareejiyay Wasiirka Wasaarada Gaashaandhigga Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Axmed Macalln Fiqi xaruntii tababarada ciidamada oo ay dowladda Ingiriiska ka dhistay Baydhabo.