Booliiska Soomaaliya oo ka hadlay dagaalkii maanta ka dhacay degmada Hodan ee magaalada Muqdisho

Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare kala duwan geystay oo saakay aroornimadii hore ka dhacay xaafada Horseed ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu