Trump oo sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh ka dalbaday in dib loo soo celiyo Ilhaan Omar, iyo Ilhaan oo ka jawaabtay

Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Mareykanka, Donald J. Trump, ayaa markale ku celiyey weerarro afka ah oo uu ku qaaday xildhibaanad Ilhaan Cumar, isagoo sheegay in uu kala hadlay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, suurtagalnimada in dib loogu soo celiyo Ilhaan Cumar dalkeedi Soomaaliya.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu