Soomaaliya oo Qaahira uga qeyb gashay Shirweynhaa 8-aad ee Todobaadka Biyaha ee Qaahira (2025)

Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Wasiiru dowlaha Wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Faarax iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa maanta magaalada Qaahira ee dalka Masar uga qeyb galay Shirweynhaa 8-aad ee Todobaadka Biyaha ee Qaahira (2025).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu