Sabti, October 18, 2025 (HOL) – Arday Soomaaliyeed oo lagu magacaabo Mustaf Maxamed Takoy, oo 30 jir ah, ayaa waayay deeq waxbarasho oo uu ka helay dalka dalka Denmark sababo la xiriira baasaboorka Soomaaliya.