Madaxweyne Cirro: Anagu Soomaaliya dagaal kulama jirno, Soomaali nacayb iyo cuqdadna ma qabno

Sabti, October 25, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi (Cirro), ayaa sheegay in inkastoo ay Somaliland ka noqotay midowgii Soomaaliya 34 sano ka hor, haddana ay weli jiraan arrimo badan oo labada dhinac iskaga xidhan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu