Wasiir Fiqi oo ku baaqay in la dardar-geliyo qorshayaal cilmi-ku-dhisan oo lagu xoojinayo adkaysiga musiibooyinka dalka

Khamiis, October 23, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya Axmed Macallim Fiqi ayaa ka qayb galay Shirkii Labaad ee Adkaysiga Musiibooyinka Soomaaliya, oo ay soo qaban-qaabisay Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu