Khamiis, November 6, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa markii ugu horreysay faahfaahin ka bixiyay dilka caaqil Cumar Cabdullaahi Cabdi oo duqeyn cirka ah lagu dilay 13-kii Sebteembar 2025 meel u dhow magaalada Badhan ee gobolka Sanaag.