Oday 80 jir ah oo aano qabiil darteed maanta loogu dilay duuleedka deegaanka Xalfooley ee gobolka Hiiraan

Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Wararka ka imaanaya xadka gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in barqanimadii maanta lagu dilay tuulo u dhaxeysa deegaanada Xalfooley iyo Ceel baraf nin waayeel ahaa.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu