Farmaajo: “Dalka waxaa ka jira xaalad cakiran, dowladduna waa inay mudnaanta siisaa midnimada iyo doorashada”

Axad, November 23, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa xalay kulan casho sharaf iyo is-xogwaraysi ah la qaatay tiro ka tirsan Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka, isaga oo la wadaagay aragti ku saabsan xaaladda guud ee dalka iyo mas’uuliyadda hortaalla madaxda qaranka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu