Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Booliiska Somaliland ayaa xabsiga dhigay Qadan Cabdillaahi Qadan Qaran, oo xalay gurigeeda ku yaalla Hargeysa ugu dabaal-dagtay maalinta la aas-aasay maamul-goboleedka Soomaaliya ee Galmudug.