Khamiis, Agoosto 14, 2025 (HOL) – Taliska ciidanka Booliiska Soomaaliyeed ayaa goordhaw faahfaahin dheeraad ah ka bixiyay dagaal khasaare kala duwan geystay oo saakay aroornimadii hore ka dhacay xaafada Horseed ee degmada Hodan ee magaalada Muqdisho.