Booliska Gobolka Banaadir oo Askar iyo shacab u xiray inay rasaas rideen dabaaldegii 26 Ka June

Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) – Taliska Booliska ee gobolka Banaadir ayaa sheegay in Howlgal ay si wadajir ah u fuliyeen Ciidanka Booliska Gobolka Banaadir iyo Hay’adaha Amniga Caasimadda lagu soo qabtay 17 Ruux oo ay Ku Jiraan Askar iyo Shacab, kuwaas oo ku eedeeysan inay jebiyeen amarkii mamnuucayay in rasaas la rido dabaaldegyada maalmaha xorriyadda.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu