Burcad badeed Soomaali ah oo isku dayay inay afduubtaan Markab ganacsi oo marayay xeebaha Soomaaliya

Isniin, November 3, 2025 (HOL) – Waxaa soo baxay cabsi cusub oo ku saabsan soo laabashada burcad-badeedda Soomaaliyeed, kaddib markii afar qof oo aan la aqoonsan isku dayeen inay fuulaan markab ganacsi oo ku sugnaa 534 kiiloomitir bari ka xigta magaalada Muqdisho, subaxnimadii Isniinta ee maanta.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu