Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Ciidamada Soomaaliyeed ee ku dhaawacmay dagaalkii shalay ka dhacay degmada Ceeldheer, gobolka Galgaduud ee dowlad-goboleedka Galmudug, ayaa la keenay magaalada Muqdisho, si halkaan lagu daweeyo.