Arbaco, Juun 25, 2025 (HOL) – Laba qof ayaa maanta u geeriyooday rasaas boolisku fureen xilli dibadbaxyo ballaadhan ay ka socdeen meelo kala duwan oo Kenya ah, dibadbaxyada ayaa lagu xusayay sannadguuradii koowaad ee kacdoonkii canshuur-diidka ahaa ee ka dhacay dalkaas 25 kii Juun 2025.