Dowladda Kenya oo dhallinyarada dibadbaxyada dhigaysa ku eedeeyay in ay wadaan isku day afgambi

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee dalka Kenya, Kipchumba Murkomen, ayaa Jimco, Juun 27, 2025 (HOL) ku eedeeyay dibadbaxayaashii mudaharaadka rabshado leh ka soo qaybgalay magaalooyinka kala duwan ee dalka Kenya, isaga oo ku tilmaamay inay ku lug leeyihiin falal afgambiso ah oo lagu beegsanayo maamulka dowladda. Mudaharaadadan xasaasi ah ayaa ka dhigtay Kenya meel uu kala baxo xaaladda nabadgelyada, waxaana ka dhashay xiisad siyaasadeed oo cusub. Wasiirka ayaa codsaday in dibadbaxayaasha la xisaabtamo, isla markaana loo maro sharciga si looga hortago in falal noocan oo kale ah dib ugu soo laabto dalka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu