Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – Dowladda Mareykanka ayaa ku dhawaaqday abaal-marin gaareysa illaa $10 milyan oo dollar iyo dib-u-dejin, taas oo la siin doono qofkii keena xog muhiim ah oo ku saabsan dhaqdhaqaaqa maaliyadeed ee kooxda Daacish ee Soomaaliya.