Talaado, Luulyo 1, 2025 (HOL) – Wasiirka warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya Daaud Aweys ayaa sheegay in todobaadyada soo socda ay bilaaban doonaan duulimaadyo toos ah oo Tanzania iyo Muqdisho kadib heshiis dhex maray labada Dowladood.