Dowladda Soomaaliya oo soo iibsatay diyaarado casri ah oo ku howlgali doona magaca Somali Airlines

Isniin, Luulyo 28, 2025 (HOL) – Dowladda Fedaraalka Soomaaliya ayaa shaacisay iney soo iibsatay laba diyaaradood oo nooceedu yahay Airbus A320, kuwaas oo ku howlgali doona magaca Shirkadda Somali Airlines.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu