Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland iyo ergo beeshiisa ah oo gaaray Laascaanood

Talaado, Luulyo 8, 2025 (HOL) – Guddoomiyihii hore ee Baarlamaanka Puntland Abwaan Cabdirashiid Yuusuf iyo ergo matalaysay gobolada Sanaag iyo Haylaan ayaa gaaray magaalada Laascaanood, halkaas oo uu tobanka bisha ka furmidoono shirweynaha dhameystirka Dowlad Goboleedka Khaatumo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu