Guddoomiyihii hore ee xiriirka kubadda cagta Puntland oo lagu xiray Garowe

Sabti, September 6, 2025 (HOL) – Puntland ayaa maanta magaalada Garowe ku xirtay guddoomiyihii hore ee Xiriirka Kubadda Cagta Puntland, Maxamed Cali Ciiro, xilli lagu waday inuu ka duulo garoonka diyaaradaha Garowe.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu