Jubbaland oo ku dhawaaqday iney si buuxdo ula wareegtay magaalada Baladxaawo

Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) – Maamulka Jubbaland ayaa goordhaw ku dhawaaqay in ciidamada Jubbaland ay si buuxda ula wareegeen gacan ku heynta xarunta maamulka degmada Beledxaawo iyo guud ahaan amaanka magaaladaas oo maanta uu ka dhacay dagaal culus oo dhexmaray ciidamada dowlada Fedaraalka iyo kuwa Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu