Maamulka SSC Khaatumo oo lagu beddelay maamul cusub oo lagu magacaabo Waqooyi Bari Soomaaliya

Khamiis, Luulyo 31, 2025 (HOL) – Shirweynihii dhameystirka dowlad goboleedka SSC-Khaatumo oo socday muddo 8 maalmood ah ayaa si rasmi ah uga soo gabagaboobay magaalada Laascaanood, gobolka Sool.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu