Madaxweynaha Kazakhstan oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay Safiirka cusub ee Soomaaliya

Talaado, November 25, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Kazakhstan, Kassym Jomart Tokayev, ayaa si rasmi ah uga guddoomay warqadihii aqoonsiga danjirinimo safiirka cusub ee Soomaaliya u fadhi doona dalkaasi, Fatxudiin Cali Maxamed.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu