Madaxweynaha Soomaaliya oo Booqday Safaaradda Soomaaliya ee Mareykanka

Sabti, September 27, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta booqday Safaaradda Soomaaliya ee dalka Mareykanka, Intii uu booqashada ku sugnaa, Danjiraha Soomaaliya ee Mareykanka, Daahir Carab, ayaa faahfaahin ka bixiyey safarka Madaxweynaha, isagoo tilmaamay kulamada muhiimka ah ee uu ka qayb galay.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu