Talaado, Agoosto 19, 2025 (HOL) – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa goordhow gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda maamul goboleedka Galmudug.