Madaxweyne Xasan Sheekh: “Shidaalka Soomaaliya Wuxuu Noqon Doonaa Iftiin Dhaqaale”

Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khudbad uu ka jeediyey Baarlamaanka ku sheegay in dowladda Federaalka ay si dhab ah u guda geli doonto ka faa’iidaysiga shidaalka dabiiciga ah ee dalka, kaas oo la xaqiijiyey inuu ka mid yahay keydadka ugu ballaaran ee shidaal ee laga heli karo caalamka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu