Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida oo xukuno adag kasoo saartay dhacdooyinkii naxdinta lahaa ee Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne

Axad, November 23, 2025 (HOL) – Maxkamadda Darajada Koowaad ee Ciidamada Qalabka Sida ee Soomaaliya ayaa xukunno kala duwan oo isugu jira dil toogasho ah xabsi ciidan iyo sii deysmo kasoo saartay dilal argagax lahaa oo dhawaan ka dhacay degmada Wanlaweyn iyo Yaaqbariweyne oo ka tirsan gobolka Shabeellaha Hoose.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu