Muqdisho: Nin Xaaskiisa Ku Dilay Toorey oo Lagu Qabtay Garasbaaley

Axad, October 19, 2025 (HOL) – Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ee saldhigga Garasbaaley ayaa gacanta ku dhigay eedeysane lagu magacaabo Abshir Sheekh Cabdisalaan Maxamed, kaas oo lagu eedeeyay in uu si arxan darro ah xaaskiisa ugu dilay toorey.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu