Axad, November 2, 2025 (HOL) – Taliska ciidanka Nabadsugida maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta soo bandhigay xubno oo ka tirsana maleeshiyaadka Al-shabaab oo isa soo dhiibay.