Puntland oo 72 saacadood u qabatay Daacish in ay iskusoo dhiibaan

Isniin, Agoosto 25, 2025 (HOL) – Taliska Ciidamada Difaaca Puntland ayaa soo saaray digniin degdeg ah oo ay ku wargelinayaan dagaalamayaasha kooxda Daacish ee ku sugan godadka togga Baallade, halkaas oo ay ciidamada amniga Puntland si buuxda ugu hareeraysan yihiin.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu