Puntland oo diiday nidaamka fiisaha Online-ka ee ay soo rogtay Dowladda Federaalka Soomaaliya

Isniin, September 8, 2025 (HOL) – Puntland ayaa ka hortimid nidaamka fiisaha Online-ka ee dhawaan ay hirgelisay Dowladda Federaalka Soomaaliya, kaas oo looga baahan yahay ajaanibta dalka imanaysa inay si toos ah uga dalbadaan fiisaha Internet-ka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu