Puntland oo ku eedeysay Dowladda Federaalka inay duullaan ku qaadday degmada Baladxaawo

Talaado, Luulyo 22, 2025 (HOL) – Wasiiru-dowlaha Madaxtooyada Puntland, Cabdifataax Cabdi Nuur Maxamed, ayaa ku eedeeyay Dowladda Federaalka Soomaaliya inay duullaan militari ku qaadday degmada Balad-Xaawo ee gobolka Gedo, oo hoos taga maamulka Jubbaland.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu