Axad, November 23, 2025 (HOL) – Puntland ayaa xirtay sarkaal sare oo ka tirsan Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadaha, kana howlgelayay xafiiskeeda magaalada Garowe ee Puntland, kaddib markii lagu eedeeyay inuu gacan siiyay shabakadaha tahriibinta dhalinyarada.