Sabti, September 13, 2025 (HOL) – Xafiiska Qaramada Midoobay ee La-dagaallanka Argagixisada (UNOCT) ayaa ku dhawaaqay inuu bilaabayo mashruuc cusub oo lagu magacaabo: “Taageeridda Bariga Afrika ee la-dagaallanka isticmaalka argagixisadu ee qaraxyada gacanta lagu sameeyo (IEDs)”.