Qarax khasaare kala duwan geystay oo ka dhacay gobolka Waqooyi bari ee dalka Kenya

Talaado, Luulyo 15, 2025 – Inta la xaqiijiyay ugu yaraan laba qof oo rayid ah ayaa ku dhintay qarax miino oo lala eegtay gaari ay saarnaayeen, waxaana ku dhaawacmay tiro intaasi ka badan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu