Raysal Wasaare ku xigeenka dalka oo shir heer Caalami ah uga qeyb galay dalka Brazil

Sabti, November 8, 2025 (HOL) – Raysal Wasaare ku xigeenka koowaad ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Saalax Axmed Jaamac ayaa magaalada Belem ee dalka Brazil ka qeyb galay Shirka Caalamiga ah ee Isbeddelka Cimilada (COP30).

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu