Senator-ka laga soo doorto Mandera Ali Ruba oo ka digay in Colaada ka taagan Gedo ku faafto Mandera

Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Senator-ka Mandera, Ali Ibrahim Ruba, ayaa ugu baaqay Dowladda Kenya in ay si degdeg ah oo go’aan leh uga jawaabto khatarta amni ee sii kordhaysa ee ka jirta magaalada Mandera, taas oo la xiriirta dagaalka ka socda xadka Soomaaliya gaar ahaan Colaada Gobolka Gedo.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu