Jimco, September 26, 2025 (HOL) – Madaxweynihii hore Shariif Sheekh Axmed ayaa goordhow shaaciyay in Nabadoonada jufadiisa ah la xiray, islamarkaana uu isaga ka badbaaday isku day dil.