Siyaasiyiin Soomaali ah oo ku guulaystay doorashooyinka Baarlamaanka Norway

Talaado, September 9, 2025 (HOL) – Bulshada Soomaalida ee ku dhaqan dalka Norway ayaa taariikh ka dhigay doorashooyinka baarlamaanka dalkaas ka dib markii laba siyaasi oo asal ahaan Soomaali ah loo doortay baarlamaanka, taasoo muujineysa korodhka matalaadda bulshooyinka qaxootiga iyo muhaajiriintu ku yeelanayaan golayaasha sharci dajinta ee waddamada Yurub.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu