Soomaalida Minnesota oo cabsi iyo walbahaar ka muujisay joojinta sharciga deganaanshaha kumeel gaarka ah ee uu ku dhawaaqay Madaxweyne Trump

Axad, November 23, 2025 (HOL) – Bulshada Soomaaliyeed ee ku nool gobolka Minnesota ayaa muujisay walaac xooggan kadib markii Madaxweyne Donald Trump ku dhawaaqay in uu joojinayo barnaamijka ogolaanshiyaha shariceed (Temporary Protected Status TPS) ee qaar kamida h dadka Soomaaliyeed ugu nool yihiin Maraykanka, isaga oo ku sababeeyay eedeymo ku saabsan musuq-maasuq ka dhacay gobolka.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu