Soomaaliya oo Ansixisay Istaraatiijiyadda Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED)

Isniin, September 15, 2025 (HOL) – Xafiiska Amniga Qaranka ayaa maanta magaalada Muqdisho ku qabtay shir sare oo lagu ansixiyay Istaraatiijiyadda Qaranka ee Ka-hortagga Qaraxyada Macmalka ah (C-IED). Shirka ayaa lagu tilmaamay mid taariikhi ah oo ujeeddadiisu tahay xoojinta iskaashiga hay’adaha amniga ee Soomaaliya iyo saaxiibada caalamiga ah, si wax looga qabto khatarta qaraxyada lagu sameeyo si farsamaysan.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu