Talaado, Luulyo 29, 2025 (HOL) – Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Taiwan ayaa talaadada maanta ah sheegay in muwaadiniinta wata baasaboorka Taiwan ay hadda si caadi ah u bilaabi karaan safarradooda ganacsi ee Soomaaliya isla markaana ay mari karaan garoomada diyaaradaha ee labada dal.