Arbaco, Agoosto 13, 2025 (HOL) – Waxaa maanta magaalada Baledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan gaaray wafdi balaaran oo uu hoggaaminaayay Ugaaska beelaha Xawaadle Ugaas Yuusuf Ugaas Xasan Ugaas Khaliif oo mudooyinkii dambe ku maqna dalka Dibadiisa.