Wakiillo Ka Soo Jeeda Waqooyi Bari oo Ku Baaqay in Degdeg Loo Furo Xuduudda Soomaaliya si Loo Badbaadiyo Dhaqaalaha Deegaanka

Isniin, November 24, 2025 (HOL) – Waxaa si xooggan u xoogaystay baaqyada ay wakiillada ka soo jeeda Gobolka Waqooyi Bari ee Kenya u dirayaan dowladda dhexe, iyaga oo ka dalbanaya in si degdeg ah dib loogu furo xuduudda Soomaaliya, taas oo xirneyd tan iyo 2011.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu