Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo xilkii ka qaaday Agaasimihii Guud ee Isbitaalka Banaadir

Jimco, November 7, 2025 (HOL) – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Dr. Ali Haji Adam, ayaa maanta u magacaabay Abdirisaaq Sharif Ali inuu noqdo Agaasimaha Guud ee Isbitaalka Hooyada & Dhallaanka ee Banaadir, kaddib markii ay dhacday dhacdo naxdin leh oo saameyn ku yeelatay kalsoonida shacabka ee isbitaalkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu