Wasiirrada Gaashaandhigga Soomaaliya iyo Masar oo Kulan Ku Yeeshay Qaahira, kuna Heshiiyey Xoojinta Iskaashiga Milatari

Isniin, September 29, 2025 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Federaalka Soomaaliya, Axmed Macallin Fiqi, ayaa kulan rasmi ah kula yeeshay magaalada Qaahira ee caasimadda Masar, dhigiisa dalka Masar, Janaraal Cabdel Majiid Saqr, iyo saraakiil sare oo ka tirsan ciidamada qalabka sida ee dalkaas.

Akhri Warbixinta Dhammeystiran (Read More)

Main Menu