Talaado, Luulyo 15, 2025 – Madaxweynaha Somaliland iyo madaxda saddexda xisbi ayaa yeeshay shir ay kaga tashadeen mawqifka ay ka istaagayaan shirka ka socda xarunta SSC-Khaatumo ee Laascaanood, doorashooyinka soo socda, iyo safaradii uu Madaxweyne Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ku tagay dibadda.