Arbaco, October 22, 2025 (HOL) – Ciidanka xoogga dalka Soomaaliya ayaa Xalay fiidkii hore howlgal qorsheysnaa oo lagu dilay xubno ka tirsan kooxda Al-shabaab ka fuliyay duuleedka degmada Xudur ee gobolka Bakool.